Muuse Biixi oo Is barbar dhig ku sameeyay Soomaaliya iyo Somaliland (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabad lagu xusayay 26-ka Juun oo aheyd markii ay gobolada Waqooyi ee Somaliland xuriyada ka qaateen gumeestihii Ingiriiska ayaa is barbar dhig ku sameeyay isbadaladii ka dhacay Soomaaliya iyo Somaliland. Muuse Biixi ayaa sheegay markii ay ka go’een Soomaaliya inteeda kale guulo waa weyn gaareen, … Continue reading Muuse Biixi oo Is barbar dhig ku sameeyay Soomaaliya iyo Somaliland (Sawirro)